Wednesday, 4 September 2013



Kusoo dhawaada bogga aan ku leeyahay mareegaha internetka. Waxaad halkan ka daalacan doontaan qoraaladayda oo isugu jiro maqaalo, xusuus qoro, iyo casharo intaba.

Ha is martiyaynina.

Gees

15 comments:

  1. Hambalyo....wadani ,siyaasi,aqoonyahan,waayo arag,iyo xaliye khilaafaad.
    ilaahay haku karaameeyo pro.maxamed siciid gees somaliland waxaad u qabatayna taariikhda ayaa xusi doonta ilaahayna hakaa abaal mariyo, noqon mayso waxaad ku khasaartay waa abaal aad gashatay umadaada.
    xusuus qoraalkaaguna walaahay waa vedio taariikheed oo soomali oodhan anfacaysa

    ReplyDelete
    Replies
    1. Abdirisaak, ma akhriday qoraalada taxana ah ee uu kaga hadlay nabadayntii Sanaag iyo Dawlad dhisiddii Somaliland, 1993-2004.
      Run ahaantii u qaadan maysid in xaalado noocaas ahaa jireen.

      Delete
  2. Cimri dheeer iyo caafimaaad qab. Abaal aan la gudi karin ayaad nagu leedahay Professor Maxamed. I wish we meet.

    ReplyDelete
  3. aad baan kuugu hanbalayaynayaa pro waanad ku mahadsan thay soo dhawayntaada diiran

    ReplyDelete
  4. Cimri dheeer iyo caafimaaad qab ayaan kugu soo ducaynaynaa. Abaal aan la gudi karin ayaad nagu leedahay Professor Maxamed sicid Gees.

    ReplyDelete
  5. Marka hore waxaan kugu salaamayaa salaanta muslimka SCWW; Salaan ka dib Qoraalkaagu wuxuu ku salaysan yahay xikmad, suugaan iyo sarbeeb, cadaalada, siyaasada iyo fikirka siyaasiga, samirka iyo masuuliyada, iyo hadba siduu masuulku u fuliyo amarka wadatashiga Ama kalitashiga.hadaba qoraalkaaga todobada qaybood ah ee la magacbaxay dharaaro xusuutood akhristuhu waxa uu ka dhex arki karaa sawiro badan of aad ku dheehday qoraalkaaga kuwaas oo ah qaar faaiido badan u leh imniaadanka waxana nasiib daro ah in aynu nahay dad hadla ee ay inagu yaryihiin dadka xiiseeya akhriska waxaan ilaahay ka baryayaa in qoraaladan oo kale maskaxdeena ay ku beeraan Cadaalad, Wadatashi, iyo Samirka, Ilaahayna waxaan kugu waydiinayaa samir iyo caafimaad aad ku sii qorto oo umada mugdiga aad kaga saarto Jasa Allahu khayr
    Ali Mahi Kaire

    ReplyDelete
  6. مفكر سياسي واسع الافق رحب الصدر ستضل دوما محفورا في قلوبنا من خلال مقالاتك وكتاباتك ومساهماتك الفكريه التي تثري العقول
    اسأل المولي عز وجل ان يطيل في عمرك ويمدك بالصحه والعافيه وانت بالنسبه لي كوالدي الثاني المتبقي لي في الدنيا
    اتمني لك التوفيق والسداد ومزيدا من العطاء ا

    ReplyDelete
  7. Qoraaladaada run ahaantii waan ku raaxaystaa, aqoonbadan oo iga maqneedna waan ka hellay amase kaa faa'ideystey.
    Waad ku mahadsan tahay mudane taariikhdaasi muga weyn eed noosoo gudbisay. Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad badan hakugu arsaaqo

    ReplyDelete
  8. Qoraaladaada run ahaantii waan ku raaxaystaa, aqoonbadan oo iga maqneedna waan ka hellay amase kaa faa'ideystey.
    Waad ku mahadsan tahay mudane taariikhdaasi muga weyn eed noosoo gudbisay. Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad badan hakugu arsaaqo

    ReplyDelete
  9. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  10. Ruug caddaa, qoraa caan baxay, taariikhyahan u hagar baxay dadkiisa inuu wax badan u faa'iideeyo, qof lagu dayan karo, xaqiiq ahaana aaminsan dalkiisa Somaliland. Ilaahay cimrigaaga iyo caafimaadkaagaba ha barakeeyo. waan kaaga mahad celinaynaa wax badan oo aanu ka faa'idnay qoraaladaada

    ReplyDelete
  11. Where can I contact you in regards to Egypt and Somli connection ( puntit). My email is hodahassanhersi@hotmail.com

    ReplyDelete
  12. In sidaada loo wada fikiro soomaali u fiicneydee

    ReplyDelete
  13. Qof inuun qeeme lihi hadduu jiro siciid adaa kow ah

    ReplyDelete